Dayib Gurey
Somaliland military commander
About Dayib Gurey
alt=23 Sanno Ka Hor Maanto Kale 19/02/1999 Ayuu Magaaladda Hargeysa Ku Geeriyooday Alle Haw Naxariiste Mujaahid Maxamed Axmed Ibraahim ( Dayib Gurey ). Eebe Jannooyinkiisa Haku Casuume Muj: Dayib Gurey Waxaa Si Weyn Loogu Xasuusta Dib U Xoreyntii Iyo Halgankii SNM Iyo Goboladda Somaliland. Sidoo Kale Waxa uu Xilal wasiirnimo ka soo qabtay Xukuumadihii Kala Dambeeyay ee soo maray Somaliland. Waxa uu ahaa Siyaasi iyo Maskax Tuujiye Door muuqda Ka Soo Qaatay isku haynta Iyo Midaynta Garabadii Siyaasadda iyo Kornayladda ee SNM.
Mohamed Ahmed 'Dayib Gurey" was a senior SNM senior commander who led the invasion of Hargeisa in the Somaliland War of Independence. Gurey also served as trade minister under Somaliland's first elected government under President Egal in 1993.
Don’t just read it —
keep it.
Full-length biographies made to live with: read them, listen on the way to work, watch them tonight.
- E-book
- Audio
- Video
Instant download · yours to keep · every purchase keeps this site free
Frequently asked questions
Who was Dayib Gurey?
somaliland military commander
Sources & further reading
Cite this page
APA: Biography.guide. (2026). Dayib Gurey. https://biography.guide/dayib-gurey/
MLA: "Dayib Gurey." Biography.guide, https://biography.guide/dayib-gurey/.
Chicago: "Dayib Gurey." Biography.guide. https://biography.guide/dayib-gurey/.
Data last updated: 2026-09-20 · Spot an error? Report a correction.
Page generated 2026-09-27 05:19 UTC